War Murtiyeed Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Dawladda Turkiga ayaa magaalada Ankara ku casuuntay Wuufuud kala matalaysa Soomaaliya iyo
Ethiopia si looga wadahadlo xiisadda taagan.

Kulamada labada dhinac ma ahayn kuwa fool ka fool ah maadaama ay Dawladda soomaaliya meel adag ka taagantahay qaddiyadda la xiriirta ilaalinta Midnimada
iyo Madaxbanaanida Qaranka, inkastoo gabagabadii
shirka ay goobjoog ka wada ahaayeen labada wafdi warmurtiyeed wadajir ah oo uu soo jeediyey
dhedhexaadiyaha wasiirka arrimaha dibedda dalka
Turkiga.

Download the file below!

STATEMENT_FROM_MIN_FOREIGN_AFFIARS.pdf