WAR-MURTIYEED-KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA KULANKA AAYO KATASHIGA KOONFUR GALBEED

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay shir socday muddo saddex maalmood ah (10 – 12 September 2023) oo ay ka soo qayb galeen siyaasiyiin mug weyn ku leh siyaasadda Soomaaliya gaar ahaan Koonfur Galbeed, loogana tashaday arrimo ay ka mid yihiin aayaha fog ee KGS, la-dagaallanka khawaarijta iyo fulinta heshiis siyaasadeedkii doorashada ee Febraayo 4, 2023 ka dhacay magaalada Baydhabo.

Falanqayn iyo dood dheer ka dib, waxaa kulanka ka soo baxay qodobada hoos ku xusan:
a) Dagaalka Khawaarijta
1. Waxaa si buuxda loo taageeray, la islana qaatey in la garab is-taago dadaalka ay wado Dawladda Federaalka Soomaaliya oo uu hormuudka u yahay Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud kaas oo lagu ciribtirayo khawaarijta.

Halka hoose kala soo deg:

War_Murtiyeed_KGS_Nairobi_Sept_12_23.pdf