“Video iyo Sawiro”-Shir Jaaliyada Soomaalida Australia Cambaareysay Weerarkii Galmudug ee Mareykanka

Melbourne, 06/10/2016 (banooda)-Waxaa magaalada Melbourne, Australia lagu qabtay shir lagu cambaaraynayo duqeyntii USA drones duleelka magaaladda Gaalkacyo 28/09/2016 ay ku dileen in ka badan 20 qofood oo Soomaali ah. Shirkaas waxaa ka soo qayb galay masuulin Jaaliyada Soomaaliya ee Australia, culumaa diin, aqoonyahano, xaweenka, ganacasto iyo dhalinayaro. Dadka goobtaas ka hadlay waxay cambaarayeen dowladda Ameerika oo falkaas ka dambaysay iyo cid alaale cidii ku lug laheed. Waxay cadayeen in ay ka xunyihiin falkaas, islamarkaas waxay tacsi u direen ehelada iyo qaraabada dadkii ku geeriyooday/dhaawacmay goobtaas…

Reported US drone strikes, Somalia 2001-2016
Strikes: 19-23
Total killed: 188-276
Civilians killed: 0-7
Children killed: 0-2
Injured: 2-8

Source: thebureauinvestigates