SWSSC Newsletter is a monthly compilation of events concerning good governance, human rights, and humanitarian situation in South West Somalia. The articles in the newsletter are written in English, Somali Maay, and Somali Maxa. SWSSC welcomes ideas and opinions on how to best salvage the people of SWS by sending an email to nl@swsomaliasalvation.org. Readers can download this and past newsletters at our website: http:// swsomaliasalvation.org/index.php/newsletter/
GOOD GOVERNANCE
FREE SHEEKH MUKHTAAR ROOBOW
Golaha Badbaadada Koonfur Galbeed Soomaaliya (GBKGS) waxuu soo dhoweynayaa dadaalada ay wadaan masuuliyiinta ugu horeeyaan Gudoomiyaha Golaha Shacabka Dowlada Federaalka Soomaaliya (DFS) Mudane Maxamed Mursal, iyo Madaxweynaha maamulka KGS Mudane Cabdicaziiz Maxamed Xassan Laftagareen oo ku saabsan sii deynta Sheekh Mukhtaar Roobow oo ay hayaan laamaha amniga ee DFS.
Download full article below: