News

WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA DIB-U-HESHIISIINTA SIYAASADEED IYO KAN BULSHEED EE KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

BAYDHABO– Shirka wada-tashiga dib-u-heshiisiinta siyaasadeed iyo kan bulsheed ee dowlad goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo uu ku baaqey Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS M.ne. Sheekh Adan Maxamed Nuur Madoobe taariikhdu marka ahayd 19kii bisha November 2022, si lamid sidaas oo kale uu soo dhaweeyeen Madaxweynaha DKGS 20 November 2022 iyo siyaasiyiinta...