News

QORAAL, SAWIRO & VIDEO-SHIR CAMBAAREYN MAAMULKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA

04/09/2017 (banooda), Melbourne-Waxaa shir lagu qabtay magaaladda Melbourne, Australia, shirkaas oo lagu cambaarayey maamulka oo madaxda ka yahay Mudane Sharif Xassan Sheikh Aden. Shirka waxaa ka soo qayb galay jaaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliya (Aqoonyahanda, wax-garadka, culumaadiinka, malaaqyada, xaweenk iyo dhalinyarada) ku nool magaaladda Melbourne. (more…)

Saudi Arabia’s $10bn IMF loan and its implications

The news that Saudi Arabia is applying for a $10 billion loan from the International Monetary Fund (IMF) is shocking. The country is the world’s largest exporter of oil, so why does it need a loan from the IMF? This move is likely to cause the collapse of the Saudi...