News

MARITIME ACCESS AND SOVEREIGNTY

The Ankara Declaration, signed on December 12, 2024, under Turkey’s mediation, represents a significant diplomatic step to address longstanding tensions between Ethiopia and Somalia. The agreement seeks to balance Ethiopia’s need for maritime access with Somalia’s reaffirmation of territorial sovereignty. However, its non-binding framework and ambiguous provisions may give Ethiopia...

WAR-MURTIYEED

Anagoo ah Xildhibaanada Labada Aqal ee Barlamaanka Federaalka soomaaliya ku matalaDowladda Jubaland ee ku saxiixan war murtiyeedkan kana jawaabayna casuumaaddii wadatashigaaheyd ee uu noogu yeeray Madaxweynaha Dowlada Jubaland Anagoo weli uu Caasimada kmg nooga socdo wada tashiyadii aan la yeelaneynay Dowladajubaland iyo Qeybaha Bulshada kuna hawlan xal u helida iyo...