News

SIYAASADDA QARANK EE DHALLINYARADA SOOMAALIYEED 2023-2030

lifaaq 1: jadwalka dhaqangelinta hawlaha siyaasadda ...42 Mahadnaq Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Faderaalka Soomaaliya waxa ay Dhalinyarada Soomaaliyeed udiyaarisay Siyaasadda Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyyed SQDHs 2023- 2030. Siyaasadaan cusub oo la sameeyay 2023 ayaa la diyaariyay ka dib markii dabu- eegis lagu sameeyay qorshe-siyaasadeedkii 2017-2021, oo aan wali la...