Inaa Lilaahi Waa Inaa Ilaihi Rajacuun

Melbourne, 03/02/2017 (banooda)-Inaa Lilaahi Waa Inaa Ilayhi Raajacuun-Maanta 02/03/2017, walaakeena Injeer. Xassan Maxamuud Abuukar (Injeneerka) ayaa ku geeriyooday magaalada Geraldton, City in Western Australia, Australia.

Anigoo ku hadlayo magaca Jaaliyada Soomaaliya-Australia Koonfur Galbeed, reer Sheikh Muxiyadin Amin iyo kayga, waxaan tacsi u direena walaasheena Faduma Xussien (Faayow), caruurteeda, ehelada, qaraabada oo dhan iyo ummada Soomaalida, gaar ahaan, Koonfur Galbeed..Inj. Xassan Abuukar, waxuu ahaa aqoonyahan naxriis badan, garagaare, geesi, daryeele, madaale, daacad iyo shaqsi howl karnimo ku sifoobay. Allah samir iyo iimaan ha naga siiyo walaalkeena, Janatul Firdowsa Allah ha ka waraabiyo !!!

Banooda, Melbourne