Maxkamada sare ee Somalia ayaa go’aan ka gaartay dacwadii uu soo gudbiyey Fahad Yasin, kaas oo kursigii 086 xakad galisay guddiga doorashooyinka, ka dib markii lagu soo doortay magaalada Beledwayne.
Fadlan hoose ka soo degso go’aan maxkamada oo dhan.