SHIR JAALIYADDA KOONFUR GALBEED AUSTRALIA

Melbourne, 30 July 2022 (banooda), saacadu markay aheyd 6PM waxaa shir lagu qabtay magaalada Melbourne, Australia, One Stop Kebab And Café  384-390 Barry Rd, Coolaroo VIC 3048. Shirka waxaa ka soo qayb galay culumaa diin, aqoonyahano, wax-garadka, odoyaasha, ganacsato, iyo dhalinyarada. (more…)