TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED-WARSAXAAFADEED

Shabeellaha Dhexe, Maarso 11, 2025 - Cidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CDS) oo kashanaya saaxiibada caalamka ayaa fuliyay howlgal dugeyn ah oo si gaar ah loo gorsheeyay, kaas oo lagu beegsaday xubno sare oo ka tirsan Khawaarijta. Duqeynta ayaa ka dhacday deegaanka Damasha, Shabeelow e gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo lagu...