Nabad Kuwada Noolaanshiyaha Waa Muhiim Waxa Beesha Gaajeel Waddo waa Dhul Boob iyo Gardarro Garab Og

Salaan ka dib,Mudaneyaal Dhaqanka Beelaha Haiye, Waxaan idin xusuusinayaaSoo yaal taarikheed (Gumeysiga ilaa Xurriyadda Dalka)Kahor soogelitaanka Dalka ee Gumeysiga, Soomaalida waxeey u kala degganeyd beelo. Beel kastana meel cayiman oo loo yaqaano ayeey degganeyd. Hasa ahaatee dhaqanka soo jireenka Soomaaliyeed wuxuu ku dhisnaa is kaalmeesy oo layska kaalmeeysanaayey mararka aay...

War Saxaafadeed Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed (KGS)

Waxaa wadatashiyo u socday Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyaee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed (KGS), wadatashiyadaan waxa looga arrinsaday arrimahaSoomaaliya; gaar ahaan xaaladaha amniga iyo siyaasadda. Waxay xildhibaanada isku raaceen inaanshaki ka jirin in sharciyan Soomaaliya ay tahay Qaran caalamku aqoonsan yahay; xaqna u leh ilaalintamadaxbanaanida iyo wadajirka dhuleed si...

Türkiye to send navy to Somalia to support oil exploration

The two nations are looking to develop their economic and military relationships. Türkiye is set to send a selection of naval vessels to Somalian waters after the two countries recently agreed that Ankara will send an exploration vessel off the coast of East African country to prospect for oil and...