Ant -Narcotics-La Dagaalanka Daroogada

NOOCYADA DAROOGADA
SIDEENA U KALA BAXAAN DAROOGADA



1.Xashiishka  (weed) oo ka baxa dalka
2.Khamriga  iyo Calaqa oo dalka lagu sameeyo
3.Daawooyinka lagu gado Farmashiyaasha . Iwm.

DHIBAATADA  AY KU HAYSO UMADA SOMALIYEED  
Dadka isticmaala Daroogada oo Qabatintay Daroogada.
Dadka oo Geesta Dhibaato Fara Badan, oo kala ah In uudhaco Dadka 2:-in uu Dil geesto 3:- in uu dhaawac geesto,. 4:- in uu noqodo Darbi jiif 5:-in uu Geesto Kufsi 
Sidoo kale waxaa jirta mar walba uu Isticmaalo Balwadaas waxaa ka tagay Miirka mana garan karo waxa uu sameynayo.

Hosse kala soo dag naquulka (Download below the file)

Drugs.pptx