Dr Ahmed : Kenya isma Hortaagikarto Dhageysiga Dacwada Badda

Maxkamada Huge ee Caalamiga ah ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwada muranka u dhaxeeya soodinta badda somaliya iyo kenya Dr. Axmed Xeer ilaaliyaha Guud ee somalia ayaa wareysi gaar ah siiyey SBS Somali Program.

Source: sbs Somali