News

Somalia seeks Saudi investment in fishery projec

RIYADH: Saudi Arabia is considering making investments in different economic sectors of Somalia. Officials from the Saudi Public Authority for Foreign Trade (GAFT) and their Somali counterparts held a meeting in Muscat, Asharq Al-Awsat reported. (more…)

Maxay Madaxweyne Farmaajo iyo guddoomiye Cabdi Xaashi isku hayaan?

Khilaafka u dhaxeeya madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Framaajo iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa muddaba soo jiitamayay, wuxuuna inta badan khilaafkani salka ku hayaa arrimo siyaasadeed oo la xiriira doorashooyinka, asxinta xeerar iyo shirar looga hadlayay arrimo ku saabsan hannaanka doorashooyinka Soomaaliya. (more…)