News

SHIR JAALIYADDA KG SOOMAALIA, MELBOURNE, AUSTRALIA

Melbourne, 22 June 2018 (banooda)-Waxaa magaalada Melbourne, Australia lagu qabtay shir oo ka soo qayb galeen qaar ka mid odoyaasha, aqoonyahanada, ulamaa’diinka, iyo wax-garadka Soomaaliya ee KG oo ku nool magaaladaas. Shirka waxaa ka soo qayb galay Mudane Cali Wardere Doyow Guddoomiya Gobalka Bay oo booqosho ku yimid magaalada Melbourne,...