News

WAR MURTIYYED MUHIM AH

Waxaan 11kii iyo 12kii bishii Luuliyo ee sannadkan ka qayb galnay shir uu madaxwaynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ku casuumay mas’uuliyiinta magacyadoodu hoos ku qoran yihiin. Ujeeddada shirkaas waxa ay ahayd in laga tashado talo soo jeedintii Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) ee ku taariikhaysnayd 27.05.2023. (more…)

Somalia: Imminent Floods – DREF Operation, Appeal MDRSO016

In July, ICPAC issued the seasonal forecast alerting on the El Nino phenomenon that will be coupled with the effect of Indian ocean. The effect of El NiNO as per the past is usually higher in Eastern and Southern countries. In the East, the most impacted following the forecast include...