1. Hordhac iyo Ujeedada Modelka Modelkan doorasho wuxuu ku dhisan yahay nidaam dimuqraadi ah oo xor ah, si dadweynaha Soomaaliyeed ay si caddaalad ah, hufnaan leh iyo isla xisaabtan ku dheehan ay ugu doortaan wakiilladooda. Udub-dhexaadka modelkan waxaa ka mid ah: • Hal diiwaangelin oo dalka oo dhan ka wada dhacda • Hal doorasho oo dalka oo dhan hal maalin ka wada qabsoonta • Nidaamka SEEJO (Kursi-Deegaan) oo ah saldhigga doorashada • Guddi doorasho qaran oo mideysan, kana turjumaya caddaaladda iyo dheellitirka dhinacyada kala duwan • Maxkamadda Sare oo leh awoodda qaadista iyo go’aan ka gaarista cabashooyinka doorashada
2. Goobaha Doorashada — Magaala Madaxyada Doorashadu waxay ka dhacaysaa magaala madaxyada gobolada dalka oo dhan, marka laga reebo goboladda waqooyi Galbeed, Togdheer, Awdal iyo Jubada hoose Gobol Goobta Doorashada Waqooyi Galbeed Caasimadda Mogadihsu Togdheer Caasimadda Mogadihsu Awdal Caasimadda Mogadihsu Jubada Hoose Magaalo kale Katirsan Gedo ama Jubada dhexe Sababta loo raro Gobolada Waqooyi iyo Jubada Hoose: • Gacan ku haynta DFS iyo Maamul Goboleedyada oo aan ka talin 3. Guddi Doorashada — Qaab-dhismeedka
Hoosse kala soo dag maqaalka:
HAB DOORASHO- Doorasho Dadban oo Ballaaran AMA QOF IYO COD XADIDAN
