Somalia: Imminent Floods – DREF Operation, Appeal MDRSO016

In July, ICPAC issued the seasonal forecast alerting on the El Nino phenomenon that will be coupled with the effect of Indian ocean. The effect of El NiNO as per the past is usually higher in Eastern and Southern countries. In the East, the most impacted following the forecast include...

BAAQ-Maamulka Dowlad Goboleedka, Siyaasiinta iyo Musharaxiinta Koofur Galbeed

Melbourne, 21/09/2023 (BANOODA)-Shir soo agaasimay ururka Golaha Qoomiyada Somaalida (Somali Ethnic Communities Council lagu qabtay magaalada Melbourne, Australia 20/09/2023.

Shirka waxaa ka soo qayb galay guddiga maamulka jaaliyadda Somali-Australia  Koofur Galbeed, aqoonyahanada iyo wax-garadka, waxaa loogu hadlay dhowr arrimood oo la xariira xaalada guud ee Koofur Galbeed Somalia. (more…)