Somalia: Christian Convert Suffers Third Attack

NAIROBI, Kenya (Morning Star News) – A convert from Islam in Somalia who was attacked in May and July was again assaulted on Oct. 5 after Muslim relatives suspected him of leading Christian prayer meetings, he said. (more…)

Press Statement (For Immediate Release)

Arab Ministerial Working Group Affirms Strong Support for Somalia’s SovereigntyCairo, Egypt – Somalia’s Foreign Minister, Ahmed Moallim Fiqi, chaired the Arab (more…)

Warsaxaafadeed: Arimaha Gobolka Shabeelaha Hoose

Golaha Samatabixinta Aw-Digil waxa uu halkaan ku soo gudbinayaa mowqifkiisa iyoaragtidiisa ku aadan arimaha ku saabsan dhibaatooyinka ka soo cusboonaadayisbaarooyinka ee deegaanka Yaaqbariweyne ee degmada Wanalweyn. Gaar ahaanisbaarooyinka yaalada wadada isku xirta Baydhabo iyo Wanlaweyn. Qoraalka hoosewaxaan ku soo gudbiynaynaa mowqifka Golaha Samatabixinta Aw-Digil iyo xaaladdaGobolka Shabeelaha Hoose. (more…)

Nabad Kuwada Noolaanshiyaha Waa Muhiim Waxa Beesha Gaajeel Waddo waa Dhul Boob iyo Gardarro Garab Og

Salaan ka dib,Mudaneyaal Dhaqanka Beelaha Haiye, Waxaan idin xusuusinayaaSoo yaal taarikheed (Gumeysiga ilaa Xurriyadda Dalka)Kahor soogelitaanka Dalka ee Gumeysiga, Soomaalida waxeey u kala degganeyd beelo. Beel kastana meel cayiman oo loo yaqaano ayeey degganeyd. Hasa ahaatee dhaqanka soo jireenka Soomaaliyeed wuxuu ku dhisnaa is kaalmeesy oo layska kaalmeeysanaayey mararka aay...