BAYAAN KA SOO BAXAY GOLAHA SAMATABIXINTA AW-DIGIL

Melbourne, 25/06/2023 (banooda)-Maanta oo ah 25 Juun 2023 waxa ay ku beegan sanadguuradii 4aad ee aasaaska Golaha Samatabixinta Aw-Digil. Aniga oo ah Mr. Ahmed Mohamed Luqmaan kuna hadlaaya marka hore kan magaca Gudoomiyaha Gudiga Saree e Golaha Samatabxinta Aw-Digil iyo (more…)

WAR MURTIYEED KA SOO BAXAY BEESHA EELAY

1. Marka hore waxaan ka tacsiyeynaynaa dhammaan ehelada dadkii ku geeriyooday ama ku dhaaawacmay xasillooni darrada ka aloosan degmada Baraawe ee caasimadda Dowlad Goboleedka Konfur Galbeed Soomaaliya. Beesha Eelay - Seddaxda genber iyo mashaa’ikhdooda waxay baaq u direysaa Dowladda Federaalka ee Soomaaliya – JFS, Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed iyo odayaasha...