DOORO XIL‭. ‬SHARIF MAXAMED CABDALLA XUSSEIN

Muqadishu-16/04/2018 (banooda)-Sharif Maxamed Cabdalla Xussein waa musharixii ugo horeyey ee shaaciyey‭ ‬in uu yahay musharax u taagan qabashada xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya‭ ‬‭. ‬Xildhibaanka ayaa muddo ku dhow 40‭ ‬sano waxuu‭ ‬‭ ‬ka‭ ‬soo shaqeyey howlo la xiriira maamulka iyo maareynta hay’ado kala duwan. Waxaan aaminsanahay in Xil. Sharif...