Doorashada iyo Dibudhaca Gobolada Koonfur Galbeed

Muqadishu 18/08/2018 (banooda)-Koonfur Galbeed waxey wajaheysa maalmo doorasho ah, musharaxiin badan ayaa la filaya iney isu soo tagaan hogaanka maamulka dhulkiisa ay inta badan xooga ku joogaan Al Shabaab. (more…)

Magacaabid Xilal Dowladda Soomaaliya

Muqdisho, 16ka Ogoosto, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib u habeyn ballaaran ku sameeyay qaar kamid ah hay’adaha amniga dalka iyo Agaasinka Madaxtooyada QarankaWareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa magacaabis iyo xil ka qaadis lagu sameeyay masuuliyiinta hoos ku xusan;1. Dr. Aamina Siciid Cali...

Somali-American wins Minnesota Democratic US House primary

MINNEAPOLIS –  Somali-American legislator Ilhan Omar neared another first Tuesday by winning the Democratic primary in a congressional race, while voters set the battlefield in two other Minnesota districts that could help determine which party controls the House. (more…)