Oo uu kaalinayo Maxamed Faarax Jimcaale, waxa ay 17, 18 iyo 19 Agoosto 2026 u fadhiisatay garmaqalka duridda doorashooyinka ee galka sumaddiisu tahay MSF/DD/1/2026, taas oo u dhaxaysa dhinacyada hoos ku xusan: A. DHINACYADA 1) Urur Siyaasadeedka Dib-u-heshiisiinta iyo Horumarinta Towfiiq (Ururka), Qareenno: Sakariye Ismaaciil Nuur, Cali Xalane, Xasan Maxamed Muuse, Sadiiq Aadan Cali, Xuseen Cabdi Yuusuf, Xabiib Cali Jaamac, Mаxamed Xasan Cusmaan iyo Cabdullaahi Macallin Muxyidiin — DURE LID 2) Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (Guddiga), Qareenno: Cabdiqaadir Cusmaan Cabdisalaan iyo Cabdinuur Maxamed Yuusuf — LADURE
Hoose kala soo dag maqaalka:
Xukunka Maxkamadda Sare ee Doorashada Galmudug_0001-1-23
