JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA МAХKAMADDA SARE EE FEDERAALKА QAYBTA DOORASHADA MAGACA DADWEYNAHA SOOMAALIYEED XUKUN

Oo uu kaalinayo Maxamed Faarax Jimcaale, waxa ay 17, 18 iyo 19 Agoosto 2026 u fadhiisatay garmaqalka duridda doorashooyinka ee galka sumaddiisu tahay MSF/DD/1/2026, taas oo u dhaxaysa dhinacyada hoos ku xusan: A. DHINACYADA 1) Urur Siyaasadeedka Dib-u-heshiisiinta iyo Horumarinta Towfiiq (Ururka), Qareenno: Sakariye Ismaaciil Nuur, Cali Xalane, Xasan Maxamed...