Cambareyn Dhaco Dil Deegaanka Xaawa Cabdi ee Gobolka Sh/ Hoose Featured

Marka hore anigoo ku hadlaaya magaca Golaha Badbaadda KGS gaar ahaan xafiiskiisa Gobolka Shabeelaha Hoose waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu direynaa dhammaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen shan qof oo maanta 30 Oktober 2018

si wadar ah loogu dilay aaga Xaawo Cabdi ee deegaanka Shabeelaha hoose. Dadka la dirlayna magacyadooda waxay kala yihiin

 

Hoos ka soo dajiso naquulka cambaaraynta.