:: Welcome to BANOODA.COM's Homepage
WARARKA SOOMAALIYA
05-07-2008

Muqdisho 05/07/2008 (BANOODA)-Wararka laga helayo deegaanka JAwiil oo gobolka Hiiraan ka tirsan ayaa sheegaya in meel ku dhow deegaankaasi uu saakay ka dhacay dagaal xoogan. Wararka ayaa sheegaya in sided gawaari oo ay leeyihiin ciidamada ............

WARARKA SOOMAALIYA
05-07-2008

Muqdisho 05/07/2008 (BANOODA)-Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo oo ah xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya qarax aad u xoog badan uu ka dhacay halkaasi goor dhow oo caawa ah. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay Xaafada Garsoor oo Gaalkacyo xaafadaheeda ka tirsan,.......

WARARKA SOOMAALIYA
04-07-2008

Muqadisho 04/07/2008 (BANOODA)-Isbahaysiga dib u xoreyna dalka Somalia oo ka mid ah koxaha ka horjeeda dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ayaa dhowaan la filayaa in ay kulanweyne isgugu yimaadaan, iyada oo dhowaan dhowr jeer kulankaasi dib loo dhigey. Xubnaha warbaahinta qaabilsan............

WARARKA SOOMAALIYA
02-07-2008

Sheekh Shariif:”Looma dabaal degi karo 1-da Luulyo, maxaa yeelay dalka Soomaaliya wuxuu ku jiraa gumeysi, waana lagu soo duuley” Sheekh Shariif Sheekh Axmed, gudoomiyaha guddiga fulinta isbahaysiga dib u xoreynta dalka ayaa ka Hadley dagaalada ka soconaya dalka Somalia xilli dowlada.............

WARARKA SOOMAALIYA
01-07-2008

Xaflad lagu maamuusayo maalinta xornimada gobolada KOonfureed iyo israaca gobolada Waqooyi iyo KOonfurta Somalia ayaa iminka ka bilaabatay xaruntii hore ee gaadiidka Booliiska, magaalada MUqdisho. Munaasabadan oo si weyn loo soo qaban qaabiyay ayay ka qeyb galayaan........

WARARKA SOOMAALIYA
01-07-2008

Muqdisho 01/07/2008 (BANOODA)- Wararka laga helayo deegaanka Guri Ceel ayaa sheegaya in ciidamada dowlada federaalka Itoobiya ay halkaasi isaga baxeen. Wararka ayaa sheegaya in la arkayay ciidamada oo aad u faro badan, watana gaadiidka dagaalka oo mar ay raacayeen...................

WARARKA SOOMAALIYA
30-06-2008

Muqdishu 30/06/2008 (BANOODA)-Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in goor dhow weerar lagu qaadey goob uu ku sugnaa gudoomiyaha degmada Xamar Jajab. Wararka ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay rasaas la beegsadeen Gudoomiyaha, iyada oo lagu soo waramayo...............

UN workers release
30-06-2008

MOGADISHU (Reuters) - Somali gunmen released two United Nations workers from Sweden and Denmark hours after kidnapping them in the Bakool region of southern Somalia on Saturday, U.N. officials said. "The Danish and the Swedish workers were released ........................

Abducted UN staff
28-06-2008

MOGADISHU, June 28 (Xinhua) -- A Swede, a Dane and a Somali aid worker for a UN mine action agency were abducted in the southern Somali town of Hudur, shortly after Islamist insurgents briefly took over the town, a senior employee of the UN mine action agency confirmed to Xinhua on Saturday....

Somalia humanitarian cris
27-06-2008

NEW YORK (Reuters) - Somalis face mass starvation, with snipers, bombers and kidnappers increasingly targeting aid workers and civilians in the war-torn African nation, aid organization Doctors Without Borders said on Thursday. The group, also known by its French...............

WARARKA SOOMAALIYA
26-06-2008

Muqdisho 26/06/2008 (BANOODA)-Munaasabada 26-ka Juun oo ku began markii gobolada Waqooyi ee Somalia ay xornimada heleen ayaa manta siyaabooyin kala duwan looga xusay meelo dalka ka mid ah. Magalada Hargeysa, xarunta maamulka la .Somaliland ayaa xusay 26-ka Juun..

Somalis demand ransom
26-06-2008

Somali pirates have now demanded a ransom for the release of German couple they kidnapped from a yacht sailing in the pirate-infested Gulf of Aden, making this the first instance of a small cruising yacht's non-professional crew being kidnapped.............................

Freighter freed by Somali
26-06-2008

THE HAGUE (AFP) — A cargo ship seized by pirates off the coast of Somalia in late May has been released, with its Russian and Filipino crew members all safe and well, the ship's operators said Wednesday. "Reider Shipping and Scan-Trans are pleased to confirm that the master and crew on..

Trapped Somali population
26-06-2008

June 26 2008 - Geneva/Nairobi - The people of Somalia are currently facing a massive humanitarian crisis with unmet critical needs. In May alone, Médecins Sans Frontiéres (MSF) teams working in the Mogadishu suburbs of Hawa Abdi and Afgooye treated more than 2,500 children.......

Dagaaladii ka dhacay Muqd
22-04-2008

Muqdisho (BANOODA):- Golaha Baarlamaanka Federaalka KMG ah ayaa ka hadlay dagaaladii xooganaa ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia, isla markaana qasaaraha faraha badan sababay. Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Prof. Dalxa...

:: Photo Gallery
:: Spotlight