Obama closes in on Clinto
09-05-2008
WASHINGTON (CNN) — Sen. Barack Obama closed in Friday on Sen. Hillary Clinton's lead among supedelegates, the Democratic party officials who hold the balance of power in determining which one will be the party's nominee for president in November.............................
Askari lagu dilay Muqdish
09-05-2008
Muqdisho (BANOODA):- Askari ka tirsan ciidamada dowladda KMG ah ayaa maanta lagu dilay agagaarka Isgoyska Afarta Jardiino ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, ka dib markii kooxo hubeysan halkaasi ay ku toogteen. Wararka waxaa ay intaa ku darayaan in Askarigaasi xilliga la dilayay...
Qarax ka dhacay Muqdisho
09-05-2008
Muqdisho (BANOODA):- Ugu yaraan 8 ruux oo rayid ah ayaa lagu dhaawacmay, ka dib markii qarax bam baano oo xalay lagula beegsaday Isgoyska Sanca ee waqooyiga magaalada Muqdisho. Mid ka mid ah 8-da ruux ee qaraxii xalay dhaawac kasoo gaaray ayaa lagu soo waramayaa in xaaladdiisu...
Raid police station
09-05-2008
Islamist insurgents attacked a police station in the heart of Somalia's capital in a night raid as preparations are under way for weekend peace talks. At least two policemen, two soldiers and a civilian died in the heavy fighting, witnesses said................
A Holistic Solution
09-05-2008
Following many long years of oppression and tyranny, marginalization, humiliation, and servility (to the historical enemy, the barbaric dictators of Abyssinia), after the cancellation of the presidential elections, with many dead and hundreds of wounded in the daily riots,...........
Somali insurgents briefly
09-05-2008
MOGADISHU, May 9 (Reuters) - Islamist rebels firing rocket-propelled grenades briefly seized a major police base in the heart of Somalia's capital, residents said on Friday, raising even more doubt over prospects for rare peace talks.................
OIC in Sana'a soon to di
08-05-2008
SANA'A, May 08 (Saba) - A delegation from the Organization of Islamic Conference (OIC) will arrive in Sana'a today, Thursday, to discuss Yemeni officials on the latest development in Somalia. A well-informed source stated to the weekly 26 September that the delegation would hold.....
Xaaladda oo degan
08-05-2008
Balad weyn (BANOODA):-Waxaa saaka caadi ku soo laabtay xaaladda Koonfurta magaalada Balad weyn ee xarunta gobolka Hiiraan, oo dagaalo culus galinkii dambe ee shalay ka qarxay, isla markaana u dhaxeeyay ciidamada Ethiopia iyo xoogaga hubeysan ee kasoo horjeeda...
Clinton won't quit
08-05-2008
CHICAGO – As Sen. Hillary Rodham Clinton made a last-minute trip to West Virginia and declared her intent to stay in the race, aides to Sen. Barack Obama signaled Wednesday that he would move towards a general election strategy over the next month.................................
Qaraxyo ka dhacay Muqdish
07-05-2008
Muqdisho (BANOODA):- Qaraxyo xoogan ayaa goor dhoweyd waxay ka kala dhaceen degmooyinka Dharkeenley iyo X/jajab ee magaaladan Muqdisho, kuwaasoo lala bar tilmaameed saday ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah. Sidoo kale, qarax kale oo aad u xoogan, isla markaana laga dareemay qeybo ka mid ah...
Madaafiic lagu dagaalamay
07-05-2008
Balad weyn (BANOODA):- Dagaal aad u qaraar, isla markaana u dhaxeeya ciidamada Ethiopia iyo xoogaga hubeysan ee kasoo horjeeda ayaa goor weyd waxaa uu ka bilawday qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan, gaar ahaan xarunta gobolkaasi ee magaalada Balad weyn. Dagaalkan ayaa ku soo beegmaya...
Cedar-Riverside mourns de
07-05-2008
The Bridge Editor’s note: This is the first of two articles investigating the tragic death of Abdullahi Abdi and the larger issues surrounding it. In June, The Bridge will take a closer look at the lives and culture of young people in the neighborhood — by talking to the youths themselves...
Somali militants warn
07-05-2008
MOGADISHU (AFP) — Islamist militants on Wednesday urged Mogadishu traders to accept Somali shillings over US dollars to try to reduce inflation in the country, warning they would punish defaulters. The calls followed two days of violent demonstrations against soaring food prices...........
Dagaal ka qarxay Muqdisho
06-05-2008
Muqdisho (BANOODA):- Dagaal xoogan, isla markaana u dhaxeeya ciidamada Ethiopia iyo xoogaga huibeysan ee kasoo horjeeda ayaa goor dhoweyd waxaa uu ka bilawday qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo labada dhinac hubka nuucyadiisa kala duwan ay isku adeeg sanayan...
Force 'out of control'
06-05-2008
Civilians are completely at the mercy of armed groups in Somalia, says human rights group Amnesty International. It says the situation is "dire" in the centre and the south with government troops, their Ethiopian allies and other armed groups "out of control"................
Ciidamo qarax lagu weerar
06-05-2008
Carbiska (BANOODA):- Qarax bam baano ayaa maanta ka dhacay deegaanka Carbiska ee gobolka Sh/Hoose ka tirsan, kaasoo lagu weeraray ciidamada dowladda KMG ah, iyadoo qaraxan qasaare uu kasoo gaaray qaar ka mid ah ciidamadaasi. 2 Askari oo ciidamada dowladda KMG ah ka tirsan ayaa la xaqiijiyay in...
Wargelin Qabasho Shirweyn
06-05-2008
06/05/2008 ( BANOODA ) BAYDHOBA Dhammaan Mas’uuliyiinta tooska iyo ogeysiinta warqadaan ugu socoto waxaa ku wargelinaynaa in aan doonayno inaan ciclaamino Shirka Odayaasha Dhaqanka todobaadka inagu soo fool leh, shirkaas oo ujeedadiisu tahay dib u heshiisiin dhab ah...
Dibadbaxyo maalintii laba
06-05-2008
Muqdisho (BANOODA):- Dibadbaxyo balaaran, isla markaana dad weyne fara badan ay ka qeyb qaadanayaan ayaa maalintii labaad waxaa ay ka soconayaan inta badan degmooyinka gobolkan Banaadir, iyadoo dibadbaxyadan ay yihiin kuwo rabshado wata. Kala soocida Lacagaha Kunka Shilin...
TACSI
18-04-2008
Geneva, 18/04/2008-BANOODA-Anigoo ah Yusuf Maxamed Ismaaciil "Bari-Bari" iyo dhamaan reer Maxamed Ismaciil "Bari-Bari" meelkaste oo eey joogaan. ILAAHEEY SWT ha u naxaaristee, jannatul-fardowsana ha ka waraabiyee Marxuum Xaaji Cabdulle Tuurxume Afrax.. .............
Wariyeyaal lasii daayay
18-04-2008
Muqdisho (BANOODA):- Qaar ka mid ah Wariyeyaasha Idaacadda Codka Nabadda, oo ka mid ah Idaacadaha magaalada Muqdisho, isla markaana maalinimadii shalay xabsiga ay u taxaabeen ciidamada dowladda KMG ah ayaa dib xoriyadooda u helay, inkastoo illaa iyo haatan dowladda KMG ah...
Dagaaladii ka dhacay Muqd
22-04-2008
Muqdisho (BANOODA):- Golaha Baarlamaanka Federaalka KMG ah ayaa ka hadlay dagaaladii xooganaa ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia, isla markaana qasaaraha faraha badan sababay. Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Prof. Dalxa...
German Navy scares off So
22-04-2008
Somali pirates have been thwarted in their attempt to seize a Japanese oil tanker in the Gulf of Aden after a German naval vessel intervened. According to the Japanese shipping company Nippon Yusen KK, the tanker Takayam was attacked early Monday morning by a small.............